Dooni Qaadi Doonta In Kabadan 600 Dhalinyaro Rer Somaliland U Badan Oo La Filayo Inay Caawa Ka Shiraaqato Xeebaha Dalka Masar
May 6, 2016 - Written by Berbera Today
Masar(Berberatoday.com)-Wararka naga soo gaadhaya dalka masar ayaa sheegaya in doon qaadaysa in kabadan 600 oo dhalinyaro ah oo u badan dhalinyaro reer Somaliland la filayo inay caawa ka shiraaqato dalka masar iyada oo usii jeeda dalka talyaaniga.