berberatoday.com
Alla Magane; Iyaba Waa Cibaaro In UDUB-tii KULMIYE-yowday Ay Nooga Nasiib Bataaan Xilalkii Gobolka Saaxil!!!!! W/Q: Xaaji Cabdi Jaamac Aadan
May 6, 2016 - Written by Berbera Today

Mudane Madaxweyne, Qaar Ka Mid Ah Ragga  Masaajidada Gobolka Saaxil Kaa Aflegaadayn Jiray Ayaa Maanta Nooga Nasiib Yeeshay Xilalka Qaranka

 

Anigoo ka mid ah  Ragii Halgankii Adkaa Kula Soo galay e  Xiligii olalihii Kursiga Madaxtooyada e aad Hada Ku Fadhido,  kulana soo galay halgan qadhaadh sideedii sanadod aad Mucaaradka ahayd ná mar walba kula socday

Waxaanu eegaynay masuuliyiinta aad gobolka saaxil usoo magacawdo inay ka dhexmuuqdaan Ragii aad wax wadalahaydeen nasiib daro may dhicin Shiine Abdi  Barkhadle iyo mustafe waxdad ayaad ka magacowday Kulmiye. Labaduba mudda gaaban ayaa xilkii Lagaga qaaday, Waana Nasiib Daro Dhamaan xilalka gobolká

mmmwwwwDadka hayaa waxay ka soo jeedaan xisbigii Udub , Qaarkoodna Waa Ragii Xataa Masaajidada Kaa Aflagaadayn Jiray Mudane madaxweyne miyaanay fiicnayn Xilalka gobolka inaad wax ka siiso Ragii ku raacay maalintii aad Hiilka u baahnayd oo aad u cadaalad samayso  Waxaana Ayaan Daro Ah Udubtii Kulmiyawday Markayne Ka Guulaysanay in Ay Maanta Nooga Nasiib Bateen Xilalkii  Guud Ahaan Wadanka iyo Gobolka Saaxil,ba Madaxweyne waxaanu kaa codsanaynaa Arinkaas miisanka uleeyahay inaad Saarto oo deg degi uga soo jawaabto Ragii wax kula lahaa xilalka gobolká ugu Sareeya wax ka helaan

Wabilaahi tawfiiq

Xaaji Cabdi Jaamac Aadan

Berbera

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews