Dabka Ka Kacay Gobolka Albert ee Dalka Canada Oo Khasaare Soo Gaadhsiiyey Soomaalida Gobolkaas Ku Nool
May 6, 2016 - Written by Berbera Today
Alberta/Canada(Berberatoday.net)-Dab ka kacay Canada gaar ahaan gobolka Alberta ayaa waxaa ku burburtay hanti aan ilaa iyo hada inta ay ku kaceyso la ogeyn.
Dabkaas ayaa waxaa uu ka kacay Alberta wuxuuna ku faafay ilaa 850 km oo iskuwareeg ah. Soomaali badan ayaan hanti uga khasaartay halkaa gaar ahaan dukaamo ayadoo shaqaalaha gurmadku ay bilaabeen in ay gobolkaa wixii dabka u dhow oo dad ah ay daad gureeyaan.