berberatoday.com
Dawlada Uganda Oo La Filayo Inay Ciidamadeeda Dib Ugala Baxdo Dawlada Somaliya Iyo Afrikada Dhexe
May 6, 2016 - Written by Berbera Today

Muqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Uganda ayaa dib u eegis ku sameyneysa ciidankeeda ka jooga Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada dhexe, taasi oo suurtagal ah inay kala soo baxdo ciidankeeda.140904152724_amisom_somalia_304x171_afp

 

Sida uu sheegay afjayeenka ciidanka Colonel Paddy Ankunda guddi gaar ah ayaa loo sameeyay inay ka so tala bixiyaan.

Tani ma ahan markii ugu horreysay ee dib u eegis lagu sameeyo hawlgalka ciidanka, balse waa arkii ugu horreysay ee la soo hadal qaado in ciidanka lagala soo baxo.

Ilo xog ogaal ah oo diiday in la shaaciyo ayaa BBC u sheegay in Madaxweyne Yoweri Museveni uu sheegay diblomaasiyiin shisheeye inay suurtagal tahay in labada hawlgal ee Soomaaliya iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe la soo afjaro.

Uganda waxay door muhiim ah ka ciyaartay degenaanshaha magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya iyo meelaha u dhow dhow.

Waxaa hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM uga jira ciidan ka badan 6000, taasi noo ka dhigeysa dalka ciidanka ugu badan ka joogaan Soomaaliya.

 

 

Source BBC

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews