berberatoday.com
Muuse Biixi Oo Diiwaangalintii Looga Aamusay Ka Dib Markii Uu Faraha Kala Bixi Waayay Sandalada Beelaha Subeer Awal
May 6, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaan mar qudha ka hadal eedaha ugu imanaya fargalinta uu ku hayo Sandaladda Guunka ah ee Subeer Awal.

????????????????????????????????????

Maalintii shalay ayuun bay ahayd markii uu warbaahinta la hadal uu ku yidhi Suldaanka Gacan ku rimiska ah ee uu Cumaamatay, kaas oo uu u soo laqimay haddalada uu odhanayo.

Ujeedka u wayn ee uu ka lahaa in uu hadlaana ay ahay in uu sharaf iyo karaamo ugu raadiyo in uu ka hadlo Xadhiga Salaadiint Xabsiga Madheera ku jira.mase is-waydii Muusaha Kulmiye in maalinba maalinta ka dambaysa uu waayayo taageero badan oo loo hayay ku waayayo Faragalinta uu ku hayo Sandaladiisa.

Muuse biixi ayaan ka hadal mar qudha waxaa ku kalifay in uu soo faragaliyo Sandaladda ama ka jawaabin eedaha boogta ku noqday ee ah in uu wato Suldaan-Ceebeeyaha Ehelkiisa ka Er-dhoobay.

Isku soo wada duuboo colaada Muuse u qabo Sandalada Subeeriyada ayaa Muuse maanta dambarkeedii jaqayaa waxaana mar qudha beeshiisu hakisay in ay is diiwaangaliso ka dib markii uu ka aamusay in uu ka hadlo eedaha ah in uu ka dambeeyay in uu  cumaamaday Suldaan Macmala oo Gacan ku rimis ah,  Muuse Biixi ayaa xilligan intaan diiwaangalinta dhamaan looga fadhiyaa in uu ka hadlo arinka. Si aanu u waayin kalsoonida Beeshiisa

 

 

 

 

Xigasho : Hangoolnews

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews