berberatoday.com
Ra’iisal Wasaaraha Turkiga Oo Ku Dhawaaqey Inuu Is Casilaayo Ka Dib Khilaaf Xun Oo Ka dhex Qarxay Madaxweynaha Dalkaasi
May 6, 2016 - Written by Berbera Today

Ankara(Berberatoday.com)-Ra’iisal Wasaaraha Turkiga Ahmet Davutoglu ayaa ku dhowaaqay in uu xilka ka dagayo ka dib markii uu khilaaf soo kala dhex galay isaga iyo Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan.

ahmet-davutoglu

Ahmet Davutoglu ayaa xaqiijiyay inuu ku dhowaaqayo inuu xilka dagayo 22ka May xilligaas oo uu dhici doono shirweynaha xisbiga ka arrimaya dalka Turkiga.

Ra’iisal Wasaaraha Turkiga iyo Madaxweyne Erdogan oo kulmay gelinkii dambe ee shalay ayaa ku guuldareystey inay xalliyaan khilaafka u dhexeeya ee arrimaha qaxootiga,weerarada ururka IS iyo kooxaha Kurdishka.

Mr Erdogan ayaa la filayaa in uu ku bedelo ra’iisal wasaaraha degaya qof ay isla jaanqaadi karaan iyadoo lagu tilmaamo Erdogan inuu yahay qof ad adag.

Sidoo kale Mr Davutoglu ayaa la rumeysan yahay in uu diiday oo ka soo horjeestay qorshaha uu Erdogan ku doonayo in habka maamulka dalka Turkiga ay noqoto mid awooda uu leeyahay Madaxweynaha.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews