berberatoday.com
“Ceelgarde Cidii Leh Waad Is Arki Doontaan,Siilaanyooy Qoriga Soo Qaado,Wixii Berbera Ka Dhici Jiray Baa Ka Dhicin Doona Hadaad Dekeda Berbera Kireynteeda Iyo Dhibka Aad Berbera Kawado Joojin Weydo”Mujaahid Ibraahim Dhagiweyne
May 7, 2016 - Written by Berbera Today
“Waxba Siilaanyooy Haku Meeraysan Ninka Wasiirka Ah Ee Warsan Gali Oo Ha Odhanin Warqad Qor, Adigu Hadaad Nin tahay Ceelgardi Warqad Lagu Dhisay Soo Qor Walaahi Wixii Berbera Ka dhici Jiray Ayaa Ka dhici Doona Adiguna Dadka Ayaad ugu Fulaysan tahay Waa Isgaranaynaa”
Hargeysa(Berberatoday.com)-Mujaahid Ibraahim Cabdillahi Xuseen(Dhegaweyne) ayaa Luuqad adag kul;a Hadalay Madaxweyne Siilanyo iyo Xukumadiisa isaga oo ugu baaqay shacabweynaha reer Somaliland in layska celiyo Xukumada Siilanyo oo uu ku tilmaamay mid dalkii boobaysa oo meelkasta oo dhaqaale lehna iibinaysa ama kiraynaysa imikana usoo jeesatay sidii ay Dekeda Caalamiga ah ee Berbera ukirayn laheyd waxase uu Mujaahid dhegweyne sheegay in aan la eeganayn in dalkii lawada iibiyo oo seylada ugu weyna berbera ay noqoto”Ceelgarde cidii leh waad is kari doontaan,Siilaanyooy qoriga soo qaado,wixii Berbera ka dhici jiray baa ka dhicin”Mujaahid Ibraahim Dhagiweyne

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews