Deg Deg Ah”Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada U Dhaxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Sheekh IyoTirada Dhimashada Iyo Dhaawaca
May 7, 2016 - Written by Berbera Today
Burco(Berberatoday.com)-Wararka soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Ilaysnews ayaa waxaa ay sheegayan in shil gaadhi oo naxdin leh uu goor dhaweyd ka dhacay wadada u dhaxeysa Burco iyo magaalada Sheekh
labada gaadhi ee shilku ka dhacay ayaa ah gaadhi nooca looyano Raaxo Taxi Ama Dukhaan kaas oo ku dhacey gaadhi kale oo booyad shidaal ah waxaana gaadhiga Raaxada tagsiga ah ah uu siday dad dalxiis yaal ah oo ka tagay magaalada Burco kuns soo Dalxiisaayayna Buurta sheekh