berberatoday.com
Deg Deg Ah”Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Wadada U Dhaxaysa Magaalada Burco Iyo Degmada Sheekh IyoTirada Dhimashada Iyo Dhaawaca
May 7, 2016 - Written by Berbera Today

SHIL-BAABUURBurco(Berberatoday.com)-Wararka soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Ilaysnews ayaa waxaa ay sheegayan in shil gaadhi oo naxdin leh uu goor dhaweyd ka dhacay wadada u dhaxeysa Burco iyo magaalada Sheekh

 

labada gaadhi ee shilku ka dhacay ayaa ah gaadhi nooca looyano Raaxo Taxi Ama Dukhaan  kaas oo ku dhacey gaadhi kale oo booyad shidaal ah waxaana gaadhiga  Raaxada tagsiga ah ah uu siday dad dalxiis yaal ah oo ka tagay magaalada Burco kuns soo Dalxiisaayayna Buurta sheekh

Shilkan Gaadhi Ayaa Sababay Dhimashada Todoba Ruux Iyo Iyo Laba Qof Oo Midi Dhaawac Culus Yahay

Dadka Dhawaaca ah ayaa waxaa lagu sii wadaa cisbitalka weyn ee magaalada Burco

 

SHIL-BAABUUR

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews