Dhaawaca Wasiirka Amniga Puntland Oo Maanta Loo Qaaday Dalka Jabuuti Si Loogu Soo Daweeyo
May 7, 2016 - Written by Berbera Today
Bosaso(Berberatoday.com)-Dhaawaca wasiirka amniga Puntland, Cabdi Xirsi Cali Qar-jab oo Maalin ka hor ku dhaawacmay is-rasaaseyn Ciidammo ka tirsan booliska iyo kuwa Birmadka Puntland ka tirsan ku dhexmaray Magaalada Boosaaso ayaa loo Qaaday Maanta dalka Jabuuti, si loogu soo daweeyo.
