berberatoday.com
Madaxweyne Siilaanyo Oo Maanta Safar Ugu Kicitimaya Wadanka Djibouti
May 7, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo, ayaa maanta socdaal ku tagaya dalka Djibouti, si uu uga qayb galo munaasibadda caleemo saarka Madaxweynaha Djibouti Ismaaciil Cumar Geele.

ssssssssssssssssss

Munaasibadda caleemo saarka Madaxweyne Geele oo qabsoomaysa Axada beri haddii Alle idmo, ayay dawladda Djibouti ku casuuntay Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo iyo madax kale oo ka tirsan gobalka Geeska Afrika, waxaanu Madaxweyne Siilaanyo marka uu beri ka qayb gelo munaasibadaas dalka ku soo laaban doona isla gelinka dambe ee Axadda beri, isagoo maalinimada Isniintana u socdaali doona dalka Imaaraadka Carabta.

Weftiga Madaxweyne Siilaanyo, waxa la filayaa inuu ka mid noqdo murashaxa madaxweyne ee xisbiga KULMIYE Muuse Biixi Cabdi iyo masuuliyiin kale.

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews