berberatoday.com
Qeyb Kamida Xildhibaanada Golaha Deeganka Burco Oo Wada Mooshin Xilka Lagaga Xayuubinayo Maayar Muraad Iyo Tirada Ay Haystaan
May 7, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.net)-Qaarka mid ha Xildhibaanada Golaha degaanka Degmada Burco ayaa la filayaa inay Maalinta sabtida ah ka gudbindoonaan waraaq ka dhan ah Maayarka Magaalada Burco,Waraaqdan ay ku dalbanayaan in kalfadhi ay xilka kaga qaadayaan Maayar Maxamed Muraad oo Beryihii ugu danbeeyay lagu eedaynayay Musuq maasuq,qaar ka mid ah Xildhibaanada Mooshinkan wada ayaa noo cadeeyay inay ay Maalinta sabtida ah Qoraalkan u gudbin doonaan Badhasaabka Gobolka Togdheer Maxamed Qabo.a Wararka ayaa sheegaya In Xildhibaanada Mooshinkan wataa ay ku dhaw yihiin ilaa Lix iyo Toban Xildhibaan oo ka mid ah Golaha degaanka Burco.kacdoonka ka dhanka ah Maayarka Magaalada Burco ayaa Noqonaya kii ugu adkaa intii uu xilka hayay Maadaama oo ay kazoo horjeesteen Xildhibaanadii ugu badnaa ee islla mrkaana ay kala dhaqaaqeen saaxiibadiisii ugu dhawaa Golaha degaanka Burco. Mooshinkan ka dhanka ah Maayarka Magaalada Burco ayaa Maalmihii ugu danbeeyay laga hadal hayay Magaalada Burco waxaanay dadwayanaha Reer Burco aad usoo dhaweeyeen Mooshinka ka dhan ka ah Maayar Muraad’’waanu soo dhawynaynaa in xilka laga qaado Maayrka’’sidaas waxa tidhi mid ka mid ah haweenka Reer Burco oo mgaceeda ku sheegtay Khadra.

 

 

 

Xigasho Rakaadnews.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews