Sheekh Shariif iyo Cabdiraxmaan-faroole Oo Si Rasmi Ah Loogu Casuumay Maalinta Dabaal-degga Qaranimada Somaliland Ee 18 May –
May 7, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xukuumadda Somaliland ayaa la sheegay inay Madaxweynayaashii hore ee Somaliya Shariif Sheekh Axmed iyo maamulka Puntland Cabdiraxmaan Faroole ku martiqaaday dabaal-degga maalinta qaranimada Somaliland ee 18 May ee sannadkan.
