Daawo Sawirada Kaligii Taliye Ismaaciil Cumar Geele Oo Madaxda Dalaka Afrika Soo Dhaweynaya Iyo Madaxweyne Siilanyo Oo La Canbusay Soodhaweyntana Aan Ka Muuqanba
May 8, 2016 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Daawo Muuqalka Sawirada Madaxdii dalka Afrika ee lagu martiqaaday dalka jabuuti oo Madaxweyne kaligii taliye Ismaaciil Cumar Geele soo dhaweynayo mid midna ugacan qaadayo iyo Madaxweyne Siilanyo oo aan sawirada ka muuqanin loolana macaamilay sidii Madaxweyne maamul Goboleed laguna bahdilay dalka jabuuti iyada oo meeqaamkii Qaranimada Somalilandna meeshaa lagu baabiyay, sidoo kale waxa madaxweyne Siilanyo la dhex fadhiisiyay xiligii axflada Ceelama saarka Kaligii taliye Geele socotay Madaxda Maamul Goboleedyada Somaliya Sida Putland, galmudug, Koonfur Bari iyo kuwo kaloo lamida.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka sawirada Madaxdii Afrika oo Lasoo dhaweynayo Oo madaxweyen kaligii taliye Ismaaciil Cumar Geele Gacan Qaadayo