Dowladda Xamar Oo Lagu Wareejiyay Qeyb Ka Mid Qalabka Maamulka Hawada Wixii laysku Odhan Jiray Somali Weyn
Moqdisho(Berberatoday.com)-Dowladda Soomaaliya ayaa lagu wareejiyay qeyb ka mid ah qalabkii lagu maamulayay Saadaasha Hawada Soomaaliya, iyadoo qalabkan uu ka saacidayo sidii ay ula socon laheyd adeega saadaasha Hawada iyo la socodka diyaaradaha isticmaala Hawada wixii laysku odhan jiray Somali weyn oo dhan Somalilandna ay kamid tahay,
