berberatoday.com
Magacyada Todobadii Ruux Ee Shalay Ku Naf Waayay Shilka Baabuur Ee Ka Dhacay Duleedka Magaalada Burco
May 8, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxa shalay galinkii danbe duledka magaalada burco gaar ahaana degmada qoyta oo qiyaas ahaan 18KM u jirta magaalada burco ka dhacay shil baabuur oo aad u naxdin badan oo ay ku naf waayeen alle haw naxariistee todoba ruux.

Waxaana todobadaa ruux alla haw naxariistee maydkoodu yaala cusbitaalka way nee magaalada burco.

Waxaana todobadan ruux eek u naf waayay shilka baabuur ay magacyadoodu kala ahaayeen sidan tan.

1)Maxamed Saalax Buur

2)Kawsar Faysal Cabdi

3)Ayaanle Dhuux

4)Cabdishakuur Maxamed

5)Kayse Imaaciil Maxamed

6)Sharmaake Cismaan Axmed oo ahaa wariye ka haw gala magaalada burco ahaana wakiilkii telefeeshinka SBCTV u joogay magaalada burco.

7) Iyo marxuunka todobaad oo magaciisa lagu soo gaabiyay Aadan

Waxaana shilkaasi baabuur ka badbaaday gabadh yar oo jirtay todoba Bilood oo ay dhashay marxuumad Kawsar Faysal Cabdi .

Alle haw naxariisto dhamantood.

 

 

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews