Munaasabadda Caleemo-saarka Kaligii Taliye Ismaaciil Cumar Geelle Oo Maanta Jabuuti Ka Dhacaysa
May 8, 2016 - Written by Berbera Today
Jabuuti(Berberatoday.com)-Magaaladda Jabuuti ee Caasimada Jamuuriyadda Jabuuti waxaa gaadhay Madax dhowr ah oo ka qeyb galayo caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweyanaja kaligii taliyaha ah ee Dalkaas Xooga ku haysta Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afraad boobay talada hogaaminta dalkaas
![Ismail_Omar_Geelle_Of_Djibouti_FP](http://baligubadlemedia.com/bgm/wp-content/uploads/2016/05/Ismail_Omar_Geelle_Of_Djibouti_FP.jpg)