berberatoday.com
Munaasabadda Caleemo-saarka Kaligii Taliye Ismaaciil Cumar Geelle Oo Maanta Jabuuti Ka Dhacaysa
May 8, 2016 - Written by Berbera Today

Jabuuti(Berberatoday.com)-Magaaladda Jabuuti ee Caasimada Jamuuriyadda Jabuuti waxaa gaadhay Madax dhowr ah oo ka qeyb galayo caleemo saarka iyo dhaarinta Madaxweyanaja kaligii taliyaha ah ee Dalkaas Xooga ku haysta Ismaaciil Cumar Geelle oo Markii Afraad boobay talada hogaaminta dalkaas

Ismail_Omar_Geelle_Of_Djibouti_FP

Waxaa Jabuuti maanta ka dhici doonto xafaladda caleemo saarka madaxweynaha Jambuuti iyadda oo ay madasha wali ku sii socdaan masuuliyiin lagu casuumay caleemo saarka.

Xafladda Caleemasaarka waxaa kaga qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ,Madaxweynaha jamuuriyada Somaliland Axmed Maxamed Siilanyo ,Madaxweynaha Maamulka Puntland iyo Madax kale oo uu ka mid yahay Madaxweynaha Wadanka Rwanda iyo xubno ka socda beesha caalamka.

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle oo War ka soo saaray Munaasabadda ayaa maanta Fasaxay guud ahaan Shaqaalaha Dowladda iyo Xarumaha waxbarashada si ay ugu sacabo tumaan kaligii taliyaha xukunka dalkaas boobay ee xooga ku haysta ee muqrimka ah.

Sideeddii Bishii hore ee Abriil, ayaa Madaxweyne Ismaaciil Cumar Geelle Markii saddexaad dib loogu doortay inuu noqdo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews