berberatoday.com
Maareyihii Shirkada Somtel Galkacayo Oo Toogasho Lagu Dilay
May 8, 2016 - Written by Berbera Today

Galkacayo(Berberatoday.com)-Wararka ka imanaya magaalada Gaalakacayo ayaa sheegaya in caawa salaaddii makhrib kaddib lagu dilay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo allaha u naxariiste Injineer Cumar Cabdulle Cumar Dheere oo kamid ahaa Ganacsatada Gobalka Mudug, waxana la dilay xili uu ka soo baxay Masjidka Salaama oo uu ku tukaday salaaddi makhrib.

ggg

Goobjoogayal ayaa sheegay in nin dhalinyaro ah oo watay Bastoolad uu toogtay ganacsadaha.

Cumar Dheere ayaa ahaa Maamulaha Shirkadda Isgaariisnta Somtel sidoo kalana ahaa Gudoomiyaha ganacsatada Gobalka Mudug mana cadda sababta dhalisay dilka ganacsadaha iyo ciddi ka dambaysay toona.

 

 

 

Source VOA

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews