berberatoday.com
Wariye Caan Ka Ahaa Dalka Pakistan Oo Toogasho Lagu Dilay Magaalada Karachi
May 8, 2016 - Written by Berbera Today

KhuramKarachi(Berberatoday.com)-Khurram Zaki oo ahaa dhaqdhaqaaqe xuquuqda aadanaha iyo wariye laga yaqaan Pakistan, ayaa lagu toogtay Karachi.

Boolisku waxay sheegeen in Zaki uu ku casheynayay maqaayad ku taal wadada dhinaceeda ee waqooyiga magaalada markii rag hubeysan oo watay labo mooto ay xabado ku fureen. Labo ruux oo kale, ayaa si daran ugu dhaawacmay. Ma cadda cidda ka dambeysay weerarka.

Khurram Zaki wuxuu ahaa tifaftiraha bog lagu magacaabo “Aynu dhisno Pakistan” kaasi oo wax ka sheega dagaalada kooxeysiga, isagoo dhiirigeliya dimuqraadiyadda iyo mabaadi’da cilmaaniga.

Ololahiisa ugu dambeeyay ayuu kaga horjeeday kuwa uu ku eedeeyay inay ka kicinayaan naceyb iyo dagaal looga horjeedo Muslimiinta Shiicada.

 

 

 

Xigasho BBC Somali.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews