Xukumada Siilanyo Waa Tii Tidhi Dekeda Berbera Waan Kireynayaa Dekeda Kalena Ceelgardi Ayaan Reerkayga Uga Dhisayaa W/Q Cali Guray
May 8, 2016 - Written by Berbera Today
DADWAYNUHU WAAYAABE MAXAY SUGAYAAN Xukuumada maanta talada haysa ee siilaanyo ma waxay u haysataa waxay samaynayso in aan la arkaynin oo dadku aanu waxba garananin markay dhulkii danta guud ahayd ay dhamaysay ee daarihii dawlada dhamaysay ee haamihii iibisay ee warshadihii laydhka dad gaara ka iibisay ee halkii kaluunka iibisay ayay maanta u soo dhigatay dekedii qaranka iyo madaarkay xidhay ee berbera markaasay kuwayd tidhi burco barigeeda madaar ka dhis ceelgardena deked iiga dhis waxaa waa lawada arkayaa oo waa laga xisaabtami kuwa hantida umada la boobayana maalin laga soo matajiyo ayaa lagaadhi dadwayne dalku halka uu marayo la soco ….