Cisigaad Axmedow lahayd caawa xuub noqey.Casha noolba waxaad soo hagtaa ceebo farabadan
Ha yaabina ha yaabina runtii caabtaa iyo mid ka weynba in siilaanyo iyo xukuumadiisu inoo soo jiidayaan dadka wixii garaad lihi waa ogaayeen. weligiina waa lagu yaqaaney iska dhex fadhiisiga meel aan sharaf iyo jaraamo toona looga hayn qaranimada soomaaliland. Ceebtiina maahee waa caadadii, inuu kolba gambadh lagu fadhiisiyo uu dhaho meeqaam sare ayaa nalagu casuumey. Maanta waxaynu ku hadalaa ma jirto balse waxaynu leenahay. * Axmedow cadaha qaar ka midi caafimaad ma leh. * Coodida mergiga ku yaal cunisna loo diid. * Curdan adiga oo heli kara iyo kayn cagaar badan. * alleylehe inaad caraq sugtaa waa cibro iyo yaab.
W/Q Suleiman Muuse Jaah