Deg Deg Ah”Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amar Culus Ku Soo Rogtey Ciidamada Boliska, Laanta Socdaalka Iyo Sirdoonka Qaranka
   May 9, 2016 - Written by Berbera Today
       
       
   
    
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland  mudane  Cali Maxamed Waran-cadde   ayaa manta Soo Saaray Wareegto  uu  ku  amrayo  Ciidamada Boliska , Laanta Socdaalka iyo  Sirdoonka Qaranka Somaliland .
Akhari warqada ka soo baxdey xafiiska wasiir Waran Cade 
