Deg Deg Ah”Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Oo Amar Culus Ku Soo Rogtey Ciidamada Boliska, Laanta Socdaalka Iyo Sirdoonka Qaranka
May 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargaysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland mudane Cali Maxamed Waran-cadde ayaa manta Soo Saaray Wareegto uu ku amrayo Ciidamada Boliska , Laanta Socdaalka iyo Sirdoonka Qaranka Somaliland .
Akhari warqada ka soo baxdey xafiiska wasiir Waran Cade
![war](http://i2.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/05/war-1.jpg?resize=685%2C942)