Dowlada Giriiga Oo Cashuurtii Ku Kordhisay Dadkeeda Iyo Shacabka Oo Mudaharaad Kala Horyimi
May 9, 2016 - Written by Berbera Today
Athens(Berberatoday.com)-Baarlamaanka Giriiga ayaa xalay ansixiyey qorshaha cusub oo ay dowlada ku kordhineyso canshuurta laga qaado dadka shaqeeya isla markaana hoos loogu dhigayo miisaaniyadii lagu kabi jiray dadka shaqada ka fariistay.
![Giriiga-SharciDhaqaalaha-1](https://horseedmedia.net/wp-content/uploads/2016/05/Giriiga-SharciDhaqaalaha-1-740x416.jpg)