Nin Sheegtay Inuu Yahay Siyaasiga Dadka Oromada Ah Ee Somaliland Oo Muuse Biixi Ugu Baaqay Inuu Faraha Kala Baxo Sadlada Beelaha Subeer Awal Hadii Kale Ay Inkaari Ku Dhici Doonto
May 9, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Waxaa maalinba maalinta ka sii danbeysa dalka ku soo badanaya Oramada ku nool dalka ee ka timid dalka aynu jaarka nahay ee Ethiopia.
Oramadan ayaa waxaa ay dhex gashay isla markaana ay ku dhex milantey siyaasadii Somaliland waxaana ay aheyd dhawaan uun markii nin sheegtey siyaasiga Oramadu uu luuqad adag kula hadley gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Muuse Biixi oo uu ugu baaqey in uu faraha kala baxo arimaha sandalada beesha Suber Awal