berberatoday.com
Qarax Lala Beegsaday Xaruntii Ciidamada Nabad Galiyada Wadooyinka(Taraafikada) Muqdisho Oo Sababay Dhimasho Iyo Dhawaac
May 9, 2016 - Written by Berbera Today

 

qaraxaaMuqdisho(Berberatoday.com)-Inta la og yahay shan qof ayaa ku geeriyoodey kadib markii gaari bom lagu soo xirey uu ku hor qarxay xarunta Taraafikada Dowladda Federaalka ah oo ku taala degmada Cabdicasiis magaalada Muqdisho. Weerarka ayaa wararku sheegayaan in uu nooca ismiidaaminta oo gaadhiga lagu dhuftey albaabka, Warbaahinta Dowladda ayaa sheegeysa in laba qof oo gaadhiga saarnaa la toogtey ka hor inta aysan gaadhiga la soo gelin albaabka xerada ciidanka Booliska jidadka ee Taraafikada.

Weerarkan waxaa ku dhaawacmey dad ka badan 10 qof kuwaas oo qaba dhaawacyo kala geddisan.

Afhayeenka maamulka Gobalka Banaadir, C/fataax Xalane, ayaa warfidiyeenada u sheegay in dadka geeriyooday ayaa waxaa ka mid ah labo ruux oo la socday gaadhiga ay ka buuxeen walxaha qarxa, kuwaasi oo ahaa naftood halligayaal, waxaana ka hortagay oo toogtay Ciidanka ammaanka.

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews