berberatoday.com
Shaqaalihii Muruqmaalka Dekeda Berbera Oo Shaqo Joojin Sameeyay Iyo Sababta Keentay
May 9, 2016 - Written by Berbera Today

shaq1Berbera(Berberatoday.com)-shaqaalaha Muruqmaalka ah ee Marsada Caalamiga ah ee Berbera ayaa mudaharaad shaqo joojin ah sameeyey Caawa,taasoo sababatay inuu gabi-ahaanba ay istaagto hawlaha shaqo ee Dekedda Berbera ee badeecadaha kala duwan lagaga rogaayay Maraakiibta iyo doonyaha Dekeda Berbera.

Shaqo joojinta shaqaalaha Muruqmaalka ah ee Dekedda ayaa ka danbeysaa, kaddib markii Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo maanta dalka Imaaraadka ugu baxay inuu qalinka kusoo duugo Wareejinta ama kireynta Dekedda Berbera , taasoo uu gacanta u gelinaayo Shirkad shisheeye oo lagu magacaabo Dubai World

Sidoo kale, xukuumadda Somaliland ayaa gudaha Dekedda Berbera kusoo daad-guraysay Guutooyin ciidamo ah, kuwaasoo isku dayey inay shaqaalaha ku sanduleeyan rogista iyo raarista badeecooyinka kala duwan ee qaarna yaalan gudaha dekedda qaarna ay ka deejinayaan Maraakiibta iyo gaadiidka kale dekeda ku xidhan waxaana habeenkii xalay dekeda lagaga soo rawaxay shaqo la,aan aan laga shaqaynin gaadiidkii rtarnaa ee Dekeda ku xidhnaa

Si kastaba ha ahaatee, tallaabadan ayaa muujinaysaa sida bulshada iyo guud ahaanba shacabka reer Somaliland uga soo horjeeddo tallaabadan xukuumaddu ku wareejinayso shirkad shisheeye, shaqaalaha ka shaqeeya dekedda Berbera ayaa shaqadda waayi doona haddii Xukuumaddu ku guulesto inay wareejiso Dekedda, taasoo keenaysaa korodh Camal la’aanta bulshadda Somaliland inteeda badan hadhaysay. magaalada berbera ayaa si weyn u kacsan, iyaddoo  ay diidan yihiin wareejinta Dekedda Berbera.

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews