Daawo Muuqalka”Maareye Kuxigeenka Dekeda Berbera Oo Gacmo Furan Kusoo Dhaweeyay Shirkada Daabacada Casriga Ah Ee Sagaljet. Tilmaana Ka Bixiyay Baahid Loo Qabay
May 10, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Maareye Kuxigeenka Dekeda Berbera Cumar Abokor Jaamac ayaa Gacmo Furan Kusoo Dhaweeyay Shirkada Daabacada Casriga Ah Ee Sagaljet. Tilmaana ka Bixiyay Baahid Loo Qabay sigaara utilmaamay inay deked ahaan kamid yihiin haayadaha macaamilka joogtada ah la leh Shirkadaas.