berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Shirkada Daabacad Casriga Ah Ee Salgal Jet Oo Xarun Weyn Ka Furatay Berbera Iyo Shacabka Reer Saaxil Oo Baahi Weyn Uqabay
May 10, 2016 - Written by Berbera Today

DSC04321Berbera(Berberatoday.com)-Shirkada Casriga ah ee Sagaljet ayaa ka furtay Xarun weyn oo dabooli doonta baahidii dhinaca Dabacada kala duwan ee Berbera amaba Guud ahaan Gobolka Saaxil.

Habeenkii Xalay ayaa xaflad balaadhan loogu qabtay daahfurka shirkada Daabacada Sagaljet hoolka shirarka ee Yovenco waxaana kasoo qeyb galay Masuuliyiinta Heer Gobol, Heer Degmo iyo Maamulka Sare ee Dekeda Berbera iyo waliba marti sharaf kaloo aad utira badan oo kamida shacabka reer Berbera iyo ganacsatada kala duwan.

Sidoo kale waxa iyaguna kasoo qeyb galay furitaanka ama daahfurka xaruntan Shirkada Daabacada ee Sagaljet Wasiir Kuxigeenka Wasaarada Warshadaha Cali axmed Maxamed(Cali Dhegoole)iyo Gudoomiyaha Guud ee shirkada Sagaljet Cabdi Yuusuf Aar oo isagu siqota dheer uga sharaxay shaqada ay shacab weynaha reer Somaliland shirkadu uhayso iyo baahiyaha ay dabooshay.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

Berberatoday.com

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews