Daawo Muuqalka”Xildhibaan Maxamed Faarax Qabiile Oo Ku Dhawaaqay Inay Mooshin Ka Dhan Ah Wareejinta Dekeda Berbera Ay Golaha Keeni Doonaan
May 10, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaan Maxamed Farax Qabiile oo kamida Golaha wakiilada Somaliland kana soo jeeda Deegaanka Gobolka Saaxil oo laga soo doortay ayaa sheegay inay golaha Wakiilada Keeni Doonaan Isaga xubno kaloo Golaha kamid ahi Mooshin ka dhan Wareejinta Dekeda Berbera ee Xukumada Madaxweyne Siilanyo Ka Kireysay shirkada DP World oo ah shirkada ka shaqaysa Dekedaha iyo la wareegidooda.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran