berberatoday.com
Shariikadda DW waxay la wareegaysa dekedda Berbera iyadoo maamuli doonta muddo soddon sannadood ah (Thirty years) 30 sanno
May 10, 2016 - Written by Berbera Today

Sida aan hadda arkay nuqulka Heshiiska ee Somaliland iyo shariikadda Dubai World waa kan

1) Shariikadda DW waxay la wareegaysa dekedda Berbera iyadoo maamuli doonta muddo soddon sannadood ah (Thirty years) 30 sanno.

2) Waxaa shariikadda DW ay gelinaysa maalgelin dhan $430 malyuun oo dollar.

3) Waxay Shariikadda Dubai World u bixisay xaqa qallin (Kick back) lacag dhan $15000,000 (Shan iyo toban malyuun oo dollar) Oo la siiyay qoyska madaxweynaha

4) Tobanka sannadood ee ugu horeeya shariikadda DW waxay gelinaysa dekedda Berbera lacag dhan $10,000,000 (Toban malyuun oo dollar oo qudha. oo ah tijaabo inay is bixinayso

5) Tobanka sanno ee ugu horeeya Shariikadda DW Waxay siinaysa Somaliland %25 dakhliga soo xarooda.

6) 20 sanno ee ku xiga shariikadda DW Iyo xukuumadda Somaliland waxay u kala qaybsanayaan kharashka iyo Dakhligaba %50.

7) 10 sanno ee ugu horeeya haddii ay DW u aragto inaanay dekeddu isbixinayn waxay ka baxaysa heshiiska.

Waxaa xusuus mudan in shariikadda DW ay hore ula gashay dekedda Jibouti heshiis ay kula wareegtay oo ahaa 4.6 Bilyan oo dollar, halka dekedda Berbera lagu wareejinayo 430 malyuun oo dollar oo qudha.

Dekedda Berbera sannadkii waxay soo saarta dakhli dhan $130 Malyuun oo dollar hadda.

Waxani heshiis maaha waa khasaaro qoyska Siilaanyo waxaa u darran $15 malyuun ee dollar.

Dadka reer Berbera oo masuuliyiintoodu ugu horeeyaan waxaan u diraya baaq yaan la aqbalin arrintan. Dekedda Berbera waa masnaddii qarankeena iyada biilisa qarranka %90.

Cali Xoorxoor maareeyaha dekedda Berbera waxaan u diraya hambalyo kal iyo laab ah cad quudheed waa laga khashaafa.

Sacad Cali Shire waxaan leeyahay taariikhda baal madaw kugu qortay.

Muuse Biixi waxaan leeyahay adiga is nacaseeyay waxaa ku darra diyaaradda aad sii raacday ee aad soo raacday inaan caqli inta ka badani kugu jirin ayaad caddaysay

 

Mohamed Abdi Hassan Diridhaba

 

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews