berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maareyaha Cusub Ee Wakaalada Biyaha Berbera Oo Xilkii La Wareegay Iyo Masuuliyiin Kasoo Qeyb Galay
May 11, 2016 - Written by Berbera Today

keyd wakaaladaBerbera(Berberatoday.com)-Maareyaha Cusub ee Wakaalada Biyaha Berbera Keyd Cabdilahi Xandule ayaa xilkii kala wareegay Maariyihii hore ee wakalaada Biyaha Berbera Cabdiraxmaan cartan Geedi oo mudo 11 sanadooda maamulka Wakaalada biyaha hogaaminaayay. Waxaana kasoo qeyb galay xaflada Xilwareejinta Gudoomiyaha golaha deeganka Degmada Berbera, Gudoomiyaha Gobolka Saaxil iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Khayraadka Biyaha.

Waxa kaloo iyaguna goob joog ahaa guud ahaan shaqaalaha iyo hawlwadeenada Wakaalada Biyaha Berbera iyo marti sharaf kaloo aad utira badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews