Daawo Muuqalka”Wasiirka Dekedaha Dawlada Xamar Oo Ku Dhawaaqay Inay Dagaal Ka Gali Doonto In Dekeda Berbera Laga Kireeyo Shirkado Carbeed
May 11, 2016 - Written by Berbera Today
Muqdisho(Berberatoday.com)-Wasiirka Dekedaha dawlada Xamar Nuur Faarax Xisri oo kasoo jeeda Somaliland ayaa ku dhawaaqay in aanay marnaba aqbalayn in dekeda Berbera laga kireeyo shirkado shisheeye, waxaanu wasiirku ku dooday inay iyagu xukumaan dekedaha wixii laysku odhan jiray Somali Weyn
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka wasiirka Dekedaha dawlada Xamar