berberatoday.com
RIYIGAYGU WAA IN SOMALILAND XIDHIIDHKA SIYAASADEED U JARTO DALKA JABUUTI,
May 11, 2016 - Written by Berbera Today

Sanadkii 2012 bishii December baan safar ku tagay magaalada Addis Ababa ee dalka Ethoipia waxaan kusoo arkay arin runtii iga yaabisay dadka reer Somaliland-na sharaf u ahayd taasoo ahayd in Sawiro lasoo dhigay Faras magaalaha Addis Ababa oo lagu xusayey Reysal Wasaarihii hore ee Meles Zenawi sawiradaa waxaa lagu sheegay dadkii ugu mudnaa uguna miisaanka cuslaa ee uu la kulmay Reysal Wasaare Zanawi waxaana ku jiray madaxweynayaasha aduunka & Reysal Wasaarayaal & Boqoro & Xoghayayaashii Qaramada Midoobay, Hadaba arinka layaabka lahayd ayaa ahayd in qofka keliya ee dadka Af Somaliga ku hadla uu kaga jiray Madaxweynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin oo keligii Somali ka ahaa madaxdaa la sheegay inay ahaayeen kuwii ugu muhiimsanaa ee uu Malas la kulmay, Taa waxaa ku xigtay caleemo saarkii Reysal Wasaaraha cusub ee Ethoipia oo lagu soo casuumay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo oo si aad u heer sareysa loo sharfay isagoo dhex fadhiyey madaxweynayaashii caalamka ee kasoo qeyb galay munaasibadaa, Hadaba maanta magaaladan yar ee Jabuuti inay u yeedhato madaxweynaheena oo ay soo casuumaan hadana ay yidhaahdaan shacabka dhex fadhiiso waxay ila tahay waa arin laga soo shaqeeyey waxaana soo celin kara in xukuumada Somaliland ay xidhiidhka siyaasadeed u jarto dalka Jabuuti ugu yaraan waa inay u yeedhataa safiirkeeda Jabuuti fadhiya si aynu u muujino dacwada aynu arintaa ka qabno, Soo dhaweyntii dalka Emirateka ee madaxweynuhuna marka laga yimaado heshiiska dekeda runtii waxay inaga meydheen wixii Jabuuti inagaga dhacay, Emiratekuna wey ku mahadsan yihiin soo dhaweyntaa heerka sare ah ee madaxweynaha Somaliland,

Ila daawo Sawirada Madaxweyne Riyaale ee Addis Ababa & wararkii xiligaa aan ka qoray & qaar kale oo ay ka diyaariyeen websiteyo kale & Maamuuskii madaxweyne Siilaanyo loogu sameeyey Ethoipia,

http://camuudmedia.com/archives/2012/12/30471

 
COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews