Xoghayaha Saxaafadda Xisbiga UCID Dalka UK Oo Kabaha La Dulmaray Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye
May 12, 2016 - Written by Berbera Today
Xoghayaha Saxaafadda Xisbiga UCID Dalka UK Abdulqadir Moahmed ( Cukaashe)Oo Kabaha La Dulmaray Siilaanyo Iyo Xisbiga Kulmiye isaga oo ku dhaliilay safarkii Madaxweyne Siilanyo kutagay dalka Jabuuti iyo qaabkii karaamo darada ahaa ee Madaxweyne Siilanyo dawlada Jabuuti ula dhaqantay iyo meeqaamkii Qaranimada Somaliland oo uu sheegay in dawlada Jabuuti meel kaga dhacday hoos udhigtay meeqaamkii Qaranka Somaliland lahaa,
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Xoghayaha warfaafinta Xisbiga Ucid ee Dalka Uk