Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Xisbiga Wadani Ee Gobolka Saaxil Oo Xukuumada Ku Eedeeyey Inay Xaraashtay Dekaddii Berbera+Wasiir Sacad iyo Maxamud Xaashina Ku Tilmaamey Dilaaliin,Wasiirka Warshadaha Uga Digay Olole Uu Ka Wado Gabiley Iyo Wajaale
May 13, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.net)-Gudoomiyaha Xisbiga Wadani ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin Ayaa Markii ugu horeysay ka hadley Heshiiska Dekadda Berbera, isagoo sheegay in Xukumada Madaxweyne Silaanyo ay Heshiis Xaraash ah la gashey Shirkada DPW, isagoo dhinaca kalena ku Edeeyey Wasiirka Arrimaha Debada Somaliland Sacad Cali Shire iyo Wasiirka Madaxtooyada Maxamuud Xaashi Cabdi inay Heshiiskaasi Canka-Mudka ah ay Dilaliin ka ahayeen