Madaxweyne Siilanyo Oo Dalka Kusoo Laabtay Laguna Soo Dhaweeyay+Sawiro
May 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeyaa(Berberatoday.com)-Madaxwaynaha somaliland mudane axmed maxamed maxamuud siilaanyo iyo wafti balaadhan oo uu hogaaminayo maalmihii ugu dambeeyayna ku sugnaa dalka isku taga imaaraadka ayaa galabta si diiran loogu soo dhaweeyay caasimadda somaliland ee hargeysa

Madaxwaynaha iyo waftiguu hogaaminayo ayay dalka ku soo dhaweeyeen madaxwayne ku xigeenka somaliland, masuuliyiinta dawladda hoose ee hargeysa taliyayaasha ciidamadda iyo badiba masuuliyiinta xukuumada somaliland