Mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland Oo Cod Gacan Taaga Ku Ansixiyay Wasiiro, wasiiro Ku Xigeeno Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Hay’adda Shaqaalaha
May 15, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Xildhibaanada golaha wakiillada Somaliland ayaa maanta kalfadhi ay iskugu yimaadeen waxa cod gacan taaaga ku ansixiyen xubno iskugu jiran wasiiro, wasiiro ku xigeen iyo gudoomiye ku xigeenka hay’adda shaqaalaha oo dhamaantood madaxwaynaha Somaliland xilka u wada magacaabay.