berberatoday.com
HA LOO GURMADO XANAANADA XOOLAHA EE GOBOLKA SAAXIL‏
May 16, 2016 - Written by Berbera Today

WASAARADA XANAANADA XOOLUHU WAA HALBAWLAHA DHAQAALAHA SOMALILAND waxaanay cidba waajib ka saaran yahay in la taageero shaqadeeda haddii la arko dayac ka muuqda lana daba galo halku dayacaasi ka yimi.

hadaba sidaas oo ay tahay waxa BERBERI xarunta laga daawanayo shaqada wasaarada xanaanada xoolaha waxaan u xil saarantahay adeego kala duwan oo ay mid yihiin 

1.hubinta in xoolo caafimaad qabaa ka dhoofaan dekeda 

2. daryeelida iyo caafimaadinta xoolo degaanada berbera ku xeeran

3.hubinta iyo kantaroolka xoolaha la qalayo in ay yihiin kuwii ku haboon qalin.

sidaas oo ay tahay ayaa wax soo baxayaa in wasaarada xooluhu dayacday gobolka saaxil oo aanay xilba iska saarin sida gobolada kale taas oo loo aanaynayo laba arrimood oo kala

1. dakhliga badan ee isuduwuhu ka helo khidmada maraakiibta dhoofta oo ah lacag badan oo sanadkii lagu qiyaaaso $2500,000. in lacagtaasi aan ka qaybsamin markaa uu ka ilaaliyo gobolka saaxil in  lagu soo qoro shaqaale ama dhakhaatiir wasaarada xanaanada xoolaha ka socda kuwaas oo qaban lahaa adeegyada bulshadu u baahan tahay lakiin isuduwuhu ku yahay gobolka dhan 4 kale oo taas maanta waxa laga dhaxlay in dawladii hoose ee berbera ka yaabeen wax ummada reer berbera loo qalaayo ku waas ooo aan dhakhaatiir lakiin arki ahaan diiday xoolaha la qalaayo,

hadaba arrin kani ah in dayac ka muuqdo xoolihii la qalaayey waxay saamayn ku yeelan doontaa xoolaha dhoofaya.

2. arrinka labaad ee jirra waxa weeye masuuliyiinta ka saraysa ee daba gali lahayd isuduwaha gobolka saaxil ayaa ah qaar la qayb sada lacagtaa ka soo xaroota berbera.

hadaba madax gobolka saaxil iyo golaha degaanka saaxil waxaan u jeedinayaa in ay daba galaan isuduwaha gobolka saaxil hubiyaan in gobolkani helo adeegyada gobolkale helaan iyo sababta hortaagan. tusaale waxa ugu filan hal dhisme oo dawladu lee dahay kama dhisna gobolka saaxil oo ay joogaan shaqaale wasaarada xoolaha marka laga reebo laba qol oo isuduwuhu ku dhex lee yahay aljaabiri.

Sidiiq Mohamed aadan

berbera somaliland 

source shaqaalaha w. x. xoolaha 

berbera

sidiiqmohamed@outlook.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews