berberatoday.com
Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalax Oo Sheegay Inuu Isagu Iskacasilay Gudoomiyenimadii Iyo Xubinimadii Kooxda Fanka Xidigaha Geeska Balse Aan Xilka Laga Qaadin
May 17, 2016 - Written by Berbera Today

laabsaalax2Hargeysa(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Fanaaniinta Xidigaha Geeska Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul (Laabsaalax) ayaa markii ugu horaysay  Ku Dhawaaqay Inuu Gabi Ahaanba Iska Casilay Xilkii uu Ka Hayay Xidigaha Geeska

Xasan dhuxul waxa uu sidan ku sheegay qoraal uu ku baahiyay bartiisa facebook kaas oo u dhignaa sidan

Kooxda Xidigaha Geesku Waa Koox Ku Dhisan, Nidaam Sharciya islamarkaana Leh Qawaaniin Ay isku Maamusho.
Hadaba iyadoo Kooxda uu Muran Ka Taagnaa in Muda ah. Ana Aan ka Maqnahay dalka waxaan Shacabka Ku Xidhan Kooxda iyo Xubnaha Kooxda u Cadaynayaa
In aan Si Rasmiya iskaga Casilay Xilkii Gudoomiyenimo

Maamulkii iyo Xunihii kooxda ahaa sida wacan iila Soo Shaqeeyayna Waan u Mahadcelinayaa.

Halkan Ka Akhriso Qoraal Uu Abwaan Xasan Saleebaan Dhuxul Laabsaalax Soo Dhigay Bartiisa facebook

xasan dhuxul

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews