Daawo Muuqalka”Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA Oo Baaq Udiray Guud Ahaan Suxufiyiinta Somaliland Jawaab Adagna Ka Bixiyay Hadal Kasoo Yeedhay Gudoomiye Xuutaha Solja
May 17, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Gudoomiyaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SECJA Yasin Jaamac Cali Oo shirjaraa,id Ku qabtay Berbera ayaa Ugu Baaqay Guud ahaan Suxufiyiinta Somaliland Inay si Muwaadnimo ka Muuqato uga Qeyb Qaataan Xuska Maalinta Qaranimada Somaliland Ee 18ka May oo ku beegan maalinta beriya.
Sidoo kale waxa uu Gudoomiyaha Ururka suxufiyiinta Somaliland Ee SECJA uu jawaab adag iyo raalin galinba ka Bixiyay hadal kasoo Yeedhay Gudoomiyaha Ururka Solja Maxamud Cabdi Jaamac(Xuuto)oo eedo iyo aflagaado baahsan ugaystay Wasiirk warfaafinta Somaliland Cismaan Saxardiid Cadaani .