berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Maamul Somaliland Ku Lidi Ah Oo Lagaga Dhawaaqay Xiingalool Oo Katirsan Gobolka Sanaag Bari Iyo Xukumada Siilanyo Oo Ka Gaabisay Inay Wax Ka Qabato
May 17, 2016 - Written by Berbera Today

Xiingalool(Berberatoday.com)Beelaha Warsan Gali ee deegaan ahaan kasoo jeeda deegaamada Sanaag bari gaar ahaan Gobolada Sanaag Iyo Badhan ayaa waxa ay Maamul Goboleed ay siyaasiyiin beeshaas kasoo jeedaa soo dhoohdoobeen kaga dhawaaqeen deegaanka Xiingalool oo katirsan Gobolka badhan ee uu Magacaabay Madaxweynihii Hore ee Dahir Rayaale Kaahin, Badhan oo katirsan degmooyinka Gobolka Sanaag bari ayaa xiligii dawladii udub gobolnimo aan hana qaadin loo magacaabay.

Maamulka Lasoo dhoodhoobay ee lagaga dhawaaqay Degmada Xiingalool ayaa lagu magacaabay maamul Goboleedka waqooyi bari Somaliya Waxa la sheegay inuu Madaxweyne Ka Yahay nin hore uga tirsanaan jiray wasiirada maamulo Goboleedka Putland oo lagu magacaabo Cali Axmed Faatax, Siyaasigan ayaa waxa Madaxtnimadiisa gacan ku rimiska ah ku dhawaaqay Nin lagu magacaabo Axmed Maxamed Maxamud(Jabay)oo sheegtay inuu yahay Afhayeenka Gudida siyaasada gobolada Waqooyi Bari Somaliya.

halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamasytiran

 

 

Cabdicasiis Geele 

Xiingalool

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews