Daawo Muuqalka”Xukuumada Somaliland Oo Jawaabo Isburinaya Ka Bixisay Qaab Maamuuskii Dawlada Jabuuti Ku Qaabishay Madaxweyne Siilanyo Oo Ahaa Mid Aad Hooseeyay Shacabka Somalilandna Saluug ka Muujiyeen
May 17, 2016 - Written by Berbera Today
Hargeysa(Berberatoday.com)-Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Oo Jawaab Adag ka Bixiyey Hanjabaadii Badhasaab Ramaax udirey Dalka Jabuuti oo ku tilmaamey inay ka baxsaneyd diblomaasiyada+ nooca Talaabada laga qaadi doono oo ay isweydinayaan Shacabka Somaliland
Halkankan Hoose Ka daawo Muuqaalka Wasiirka Madaxtooyada Iyo Gudoomiye Ramaax Cali Hayste Oo Ku hadlaaya hadalo Isburinaya