Fadhateysi Hor-leh Oo Ka Bilaabmay Madaarka Berbera Ee Xukumadu Xidhey +Qalab Cusub Oo Maanta laga Rarey.
May 17, 2016 - Written by Berbera Today
Berbera(Berberatoday.com)-Maamulaha Madaarka Xidhan Ee Magaalada Berbera Ayaa Maanta Abaaro 12:00 Maalino Gaadhi Weyn oo Waraad ah ka Saarey Mashiinkii laydhka ee u bixi jirey Madaarka Berbera iyo qalab kale oo aan saxafada loo cadayn waxa uu yahay.
