berberatoday.com
Xog Culus:-Akhri Saamiga Dhaqaalaha Ay Qaadaneyso Shirkada Maamuli Doonta Dekadda Berbera Iyo Inta ay Xukuumadu Ku Leedahay.
May 17, 2016 - Written by Berbera Today

Hargeysa(Berberatoday.com)-ilo xog xogaal ah isla markaana looga qaateen ah ayaa waxaa ay shabakada wararka ee llaysnews u xaqiijiyeen  dhaqaalaha dekada Berbera ka soo bixi doonta 30 sanno ee soo socda inta ay u kala qaadan doonan  xukuumada Somaliland iyo shirkadii  dhawaan ay xukuumadu u saxeexdey in ay maamulsho dekada Berbera ee DP-World

Dp

xogahan ayaa waxaa ay sheegayan in ay xukuumada Somaliland ay dhaqaalaha  dekada Berbera ka soo bixi doona 30 sanno ee soo socda ku leedahay  (boqalkiiba shan  iyo sodon)  35% halka shirkadii dhawaan loo saxeexay in ay maamusho dekada  Berbera ay qaadan doonto kharashka ka soo baxa dekada (boqolkiiba shan iyo lixdan)   65 %  waxaana uu sharcigaasi shaqeynayaa  inta ay shirkada DP World ay maamuleyso dekada Berbera oo la sheegay in ay tahay 30  sanno

Dadka siyaasada Somaliland falanqeeya waxaa ay sheegayan in 65% ka ay kharash ahaan shirkada DP World  u qaadaneyso dhaqaalaha  dekada Berbera ay tahay lacagta ay ku kharash gareynayaan maalgalinta mashaaricdii ay xukuumadu sheegtay in ay shirkadu sameynayso isla  markaana waxaa ay meesha ka saareen siyaasiyintani  in aanu jirin lacag ka soo baxeysa jeebka shirkadaas oo lagu maal galinayo mashaariicdaas taas oo la odhan karo waa dhaqalaheene oo dib mashaariic laynoogu fulinaayo

Arintan ayaa waxaa ay sidoo kale ay  siyaaasiyinta arimahan isha gaarka ah ku haya ay ku sheegen mid  laf jab ku aha  Somaliland isla markaana  dhaqaalihii dekada Berbera uu jaabka u dhacayo shirkado shisheeye

 

Xigasho Ileys

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews