berberatoday.com
Daawo Muuqalka”Qaabka Berbera Looga Xusay Munaasibada 18ka May Iyo Alfanaan Maxamed Siciid BK Oo Heeso Wadani Oo Reer Berbera Uriyaaqeen Xaflada Ka Qaaday
May 18, 2016 - Written by Berbera Today

DSC_0242Berbera(Berberatoday.com)-Shacabweynaha Reer Berbera iyo Guud ahaan shaqaalaha Haayadaha dawlada iyo Madaxdooda ayaa si balaadhan maanta uga qeyb qaatay xuska Maalinta qaranimada Somaliland ee 18ka may kuna beegan sanad Guuradii 25aad ama Rubuc Qarni hada maraysa sidoo kale waxa shacab weynaha Reer Berbera kala soo qeyb galay Xuska 18ka may Wasiirada gaashaandhiga Axmed Xaaji Cali Cadami Qorsheynta Cali Shoonbe Iyo wasiir Kuxigeenka Wasaarada Xanaanada Xoolaha Cali Maxamed Cilmi(Cali Gadheer) wasiiradan ayaa shacabka reer Berbera iyo madaxdoodaba ugu hambalyeeyay Xuska Munaasibada 18ka may iyaga oo xusay inay salaana uga sida Madaxweynaha qaranka somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud(siilanyo)

Waxa aan isaga la ilaawi karin oo maanta shacabka Reer Berbera kala soo qeyb galay Xuska 18ka May alfanaan Maxamed Siciid BK oo heeso wadniya oo khuseeya 18ka May Uqaaday shacab weynaha reer Berbera 

Sidoo kale shacabka Reer Berbera waxa ay dheeraayeen shacabka kale ee Gobolada Somaliland xus balaaadhan oo ay ku sameeyeen badaBerbera iyaga oo ku damaashaaday doonyo Maraakiib Iyo laashash ay kusoo mareen daafaha bada Berbera iyaga oo Madaxda kala qeyb gashayba.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqalka Warbixintan Oo Dhamaystiran

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews