berberatoday.com
Dableydii Afduubtay Xildhibaan Golaha Deegaanka Burco Kamida Oo Siidaytiisa Ku Xidhay Shuruud Iyo Ciidamada Booliska Oo Ku Daba Jira Dableyda
May 19, 2016 - Written by Berbera Today

Hargesa(Berberatoday.com)-Dabley aan haybtooda la garanayn  oo maalmihii ina soo dhaafay Magaaalada Burco ka afduubay xildhibaan Saciiid Maxamed Raage oo kamid ah golaha deegaanka burco ayaa soo daynta xildhibaanka ku xidhay shuruud.

Shuurada ay xildhibaanka soo dayntiis ku xidheen dableydani ayaa ahayd sida naloo sheegay inuu ka noqdo mawqifkii ahaa diyaarinrta mooshin ka dhan ah maayarka magaalada burco isla markaana uu l mawqif noqdo maayarka iyo xildhibaanada taabacsan.

Waxa dableydani ay sheegeen inaanay sii dayn doonin xildhibaanka ilaa uu badalo mawqifkiisa isla markaana uu maayarka ka daynayo dhaliilaha uu warbaahinta u marinayo, waxaana wararku ay intaa ku darayan in dableydan afduubtay xildhibanka uu dabada ka riixayo maayarka magaalada burco Maxamed Muurad.

Wararka nasoo gaadhaya aya shegay in xildhibaanka lagu hayo guri ku yaala duleedka magaalada burco, waxaana ciidamadu  ay wadaan dabagal ay ku badbadinayaan xildhibaanka isla ay kusoo qabqabnayaan dableyda afduubka ku haysata xildhibaan Saciid Maxamed Raage.

 

 

 

Berberatoday.com

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews