Maamulka Putland Oo Somaliland U Soo Diray Hanjabadiii Ugu Cusleyd , Dadweynaha Rer Sool na Ugu Baaqey Dagaal Ka Dhan Ah Dawlada Somaliland + Muuqaal.
May 19, 2016 - Written by Berbera Today
Garoowe(Berberatoday.com)-Maamulka Putland ayaa waxaa ay ka hadashey rabshado kooban oo maalinkii shalay ahaa ka dhacay magaalada Laascanood ee gobalka Sool
![Siilanyo iyo gaas](http://i2.wp.com/ilaysnews.com/wp-content/uploads/2016/05/Siilanyo-iyo-gaas.jpg?resize=500%2C263)