berberatoday.com
Ururka difacayaasha Xuquuqda Aadamaha oo canbaareeyay Afduubkii Xildhibaan Siciid Axmed Raage
May 20, 2016 - Written by Berbera Today

Burco(Berberatoday.com)-Gudoomiyihii Hore Ururka Xuquuqal insaanka ahna Gudoomiyaha difaaycayaasha xuquuqda aadmaha Somaliland Axmed Yuusuf Xuseen ayaa si adag u difaacay Afduubka lagula kacay Xildhibaan Siciid Axmed Maxamed Raage oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha degaanka Degmada Burco oo Hbeen Hore Koox Budhcad ahi Gurigiisa ka kaxaysatay isla markaan lagu haysto Degaanka Naqdhabiijo oo ka mid ah Degmada Burco ee Gobolka Togdheer,Qoraal uuka soo saaray afduubkaas ayaa u dhignaa sidatan’’

Anigoo ku hadlaayaya Magaca dIfaaycayaasha xuquuqda aadmaha Somaliland waxaan si adag u cambaraynayaa falkii foosha xumaa ee waxashnimada ahaa ee lagu kacay Xildhibaan Sixiid Axmed Raage oo ka mi d ah xildhibaanada ka da golaha Degaanka ee Burco, Nasiib darona lagu soo beegay Rubuc qarni ka dib markii xornimada ay Somaliland ka qaadatay somaliya 1991 kii xiligaas oo ay ku dhawaaqday inay Somaliland  gooni isu taagtay,maadaama oo lagu jiro xuskii 18  may waxay tani ka tarjumaysaa inaan nidaam iyo dawlad nimo jirin oo kooxo magaca reer sitaa  iska  afduubanayaan Xildhibaan isla markaana odhanayaan reernimaanu  walina haysataan,tani waxay ka hor imanaysaa shurrucda caalamiga ah iyo kuwa dalka u yaal i yadoo falka foosha xun laga sameeyay magaalo madaxdii labaad ee  Somaliland oo ah goobtii lagaga dhawaaqay gooni isu taag Somaliland.

Hadii talaabadan aan wax laga qaban oo aan talaabo laga qaadin waxaa xigi doonta in xildhibaanada baarlamaanka iyo madaxwayanaha ay reeruhu xidhaan oo afduubaan.

Waxaan ku baaqaaya si maamuuskii iyo karaamadii iyo dawladnimadii loosoo celiyo sideed iyo tobanka may ee meesha lagaa dhacayna loosoo wayneeyo in talaabo adag laga qaado baadhis culusna lagu sameeyo cidii hawshaas iyo falkaas ka danbaysay

Berberatoday.net

COMMENTS
- A. N. & Horumarka
- Afka Hooyo
- Afnugaal
- Aftahan
- Alaybadday
- Aljazeera
- Aljzeera English
- Allaybday
- Almisnews
- altaqwaa
- Amiin Caamir
- Araweelo News
- ASKAR'S BLOG
- awdalpost
- BBC SOMNALI
- Berberatoday
- Berberapress
- Burao university
- Burco Online
- Caroog
- djiboutimedia.com
- Djiboutination
- durdurnews
- Farshaxan
- Gabileynews
- Gabiley24
- GabIleytoday
- Gamuur Trading Company
- Gardo
- Geeska.net
- Goljano
- haatufnews
- Hadhwanaagnews
- Hayaannnews
- hornjobs
- Hubaalmedia
- Hargeysa-online
- hoyga suugaanta
- jamhuuriya news
- Murtimaal
- Ogaalnews.Net
- Oodwayne News
- puntboys
- qarannews
- Qodaalnews
- Qtlhost Website
- Raadtv international
- Radio somaliland
- Radio Timacade
- Radiohargeysa
- RadioHargeysa24
- Ramaasnews
- Saaxilnews
- SalalNews
- Sallaxlaynews
- Sanaag.org
- Sanlaawenews
- sdwo
- sheekhumal.net
- Somalilandpress
- Somdaily.com
- Somaligoal.com
- Somaliweyn
- sooyaal
- Timacade News
- TogaHerer
- Togdheernews
- tvSomalilandEurope
- Waaheen
- Wanaagfaris
- warya Tv
- Watershed Legal Service
- WAJAALENEWS
- www.caalaminews.com
- www.radiohargaysa.net
- www.Timacade.com
- Xidigtanews
- XOGDOON NEWS
- Xoriyonews